Aadaan
Loading…
Magac
- 1
Cod dheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
- Markii uu aadaanku dhacay ayaa dadkii oo dhami dhanka masaajidka u dhaqaaqeen.
- 2
Ci' (qaylo) dheer oo neef adhi ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado.
- Waxaan maqlay aadaanka neef adhi ah oo god ku dhacay.