Aafo
Loading…
Magac
- 1
Dhibaato weyn oo abaar, cudur ama colaadi ay keentay oo guud ahaan u saameysa nafley badan; dhibaato aad u weyn.
- Aafo xun baa dalkan ku dhacay.