Aayad
Loading…
Magac
- 1
Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi.
- Aayad kasta oo Quraanka ka mid ah waxay xambaarsan tahay xikmad wayn.
- 2
Wax ama calaamad aan horey loo arki jirin oo yaab leh muujinaysa jiritaanka Alle; mucjiso.
- Roobka da'aya waa aayad ka mid ah aayadaha Alle ee dhulka lagu arko.