Abaalgud
Loading…
Magac
- 1
Abaalmarin ama wanaag qof loogu abaal mariyo wanaag uu hore u sameeyey.
- Waalidka oo baari loo noqdo waa abaalgudka ugu weyn ee ay carruurtu siin karaan.
Magac
Abaalmarin ama wanaag qof loogu abaal mariyo wanaag uu hore u sameeyey.