Abaare
Loading…
Fal-tilmaame
- 1
Si qiyaas ah ama meel ku dhow wakhti ama tiro la sheegayo.
- Wuxuu iman doonaa abaare saacaddii kow iyo tobanka.
- Waxaannu joognay abaare shan mayl magaalada.
Fal-tilmaame
Si qiyaas ah ama meel ku dhow wakhti ama tiro la sheegayo.