Abad
Loading…
Magac
- 1
Waqti ama xilli aan lahayn dhammaad; weligeed.
- Nolosha aakhiru waa mid abad ah oo aan dhamaanayn.
- 2
Eray loo adeegsado muujinta in wax aanay waligood dhicin ama dhacaynin marka lala kaashado magac-u-yaallo.
- Nabi Muxamad NNKH abadkiis been ma sheegin.
SIDOO KALE LOO RAADIYAYAbid