Aboor
Loading…
Magac
- 1
Cayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega, kuwaas oo inta badan dhista aqallo dhoobo ah loona yaqaano dundumo, qoryaha iyo waxyaabaha alwaaxda ahna cuna.
- Aboorku wuxuu gabi ahaanba cunay looxyadii yiil jidka geeskiisa.
- 2
Waxar ayadoon naaskii hooyadeed ka go'in biyo-cabbid bilowday.
- Waxartii yarayd ee doraad dhalatay waxay noqotay aboor hadbaba biyaha u dhowaanaysa.