Af
Loading…
Magac
- 1
Hadal ay bulsho u adeegsato sidii ay isku wargaarsiin lahayd; luqad.
- Wuxuu ku hadlaa af Soomaali macaan.
- 2
Xubinta nafleydu ay wax ku cunto oo bushimaha, carrabka iyo ilkuhu ay ku yaalliin, laguna hadlo, loona isticmaalo neefsashada.
- Afkaaga dhawr.
- 3
Geesta fiiqan ee mindida, seefta ama qalabka kale ee wax gooya.
- Mindi kasta oo af la'aan ah waxay u baahan tahay in la afeeyo.