AfartanLoading…La wadaagMagac1Tiro ka kooban afar jeer toban.Wuxuu gartay afartan neef oo ari ah.Da’diisu waxay maraysaa afartan sano.