Afgoy
Loading…
Magac
- 1
Waa magaca xilli-roobaadka dayrta oo ay roobabku istaagaan ama ay go'aan.
- Afgoygu waa xilligii loo diyaar garoobi jiray gurashada dalagga.
- Afgoyga kadib waxaa bilaabma xilliga jiilaalka oo abaar ah.
Magac
Waa magaca xilli-roobaadka dayrta oo ay roobabku istaagaan ama ay go'aan.