Afgoys
Loading…
Magac
- 1
Kani waa erey-dhaqameed xoolo-dhaqatada caan ka ah oo loo isticmaalo ceel muddo dhow la qoday oo afkiisu uusan weli weynaan ama uusan geyfan.
- Xoolihii maanta waxaan u aroorinnay ceelkii afgoysiga ahaa ee dhowaan la qoday.