AflagaaddoLoading…La wadaagMagac1Hadal qadaf ah oo cid lagu yiraahdo.Ciidanka waxay xireen ninkii mas'uuliyiinta dowladda u gaystay aflaggaaddada.SIDOO KALE LOO RAADIYAYAflagaado