AfsaarLoading…La wadaagMagac1Oodda xerada ariga afka lagaga oodo.Aabahay wuxuu soo gooyey laan weyn oo qodax leh si uu afsaar uga dhigo xerada ariga.SIDOO KALE LOO RAADIYAYAf-saar