Asaas
Loading…
Magac
- 1
Tiirka ama qaybta ugu muhiimsan ee wax kasta ku dhisanyihiin ama ku taaganyihiin; sal.
- Caddaaladdu waa asaaska nabadda iyo maamul wanaagga.
- 2
Wax cusub oo la sameynayo bilaabid.
- Sanadkii 1960-kii ayaa la dhigay asaaska qarannimada Soomaaliya.
SIDOO KALE LOO RAADIYAYAasaas