AwrLoading…La wadaagMagac1Rati ama geel lab ah oo loo carbiyay raridda ama qaadista culayska.Awrkii baa rar la saaray.Awr dhaan u socda ayaan arkay.