Ayax
Loading…
Magac
- 1
Cayayaan duula oo midabkiisu isbedbeddelo, kaas oo ku socda kooxo waaweyn oo beeraha iyo dhirta baabiiya.
- Ayax baa habeenkii degey beertii.
- Dhibaatada ayaxu wuxuu ku hayaa dalagyada beeraha.