Baajuun
Loading…
Magac
- 1
Baajuun waa bulsho ama qowmiyad asal ahaan ka soo jeeda degaannada xeebaha ah ee koonfurta Soomaaliya iyo jasiiradaha ku xeeran ee loo yaqaanno Jasiiradaha Baajuuniga, iyo sidoo kale qaybo ka mid ah dalka Kiiniya.
- Cali wuxuu dhalasho ahaan ka soo jeedaa beesha Baajuun ee degta koonfurta Soomaaliya.