Booliis
Loading…
Magac
- 1
Ciidan ka mid ah ciidamada dowladda oo u xilsaaran ilaalinta nabadgelyada, dhowridda sharciga iyo kahortagga dembiyada.
- Booliisku waxay magaalada ka sameeyeen hawlgal ay ku sugayaan amniga.