Ciil
Loading…
Magac
- 1
Waa dareen xanaaq iyo gubasho caloolaad oo qofka ku dhasha marka uu la kulmo dulmi ama dhibaato uu iska celin waayey.
- Aad buu u ciilooday markii saaxiibkiis uu ku been aburtay.