Cilmi
Loading…
Magac
- 1
Waa aqoon, garasho, iyo faham lagu barto waxbarashada ama waayo-aragnimada si looga baxo jaahilnimada.
- Aad buu u jecel yahay in uu korodhsado cilmi waxtar u leh bulshadiisa.