Hanti
Loading…
Magac
- 1
Xaalad deganaansho ah oo ka madax bannaan dagaal, rabshado iyo deganaansho la’aan.
- Nabadda waa furaha horumarka bulshada.
- Nabadda waa furaha horumarka bulshada.
- 2
Heshiis dhex mara laba qolo ama dawladod oo hore u coloobay.
- Labadii beelood waxay ku heshiiyeen nabad waarta.
- 3
Bedqab ka qofka iyo caafimaadkiisa.
- Sidee tahay? Nabad miyaa?