Hooyo
Loading…
Magac
- 1
Noole dheddig oo dhalay qof ama xayawaan.
- Hooyaday waa qofka iugu qaalisan dunida.
- Hooyada iyo ilmaheeda xidhiidh adag ayaa ka dhexeeya.
- 2
Eray xushmad leh oo loogu yeedho haweenayda da'da ah.
- Hooyo, fadlan ii sheeg wadada aan maro.
MACNE-DHAAFAabbe