Leexo
Loading…
Magac
- 1
Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.
- Carruurtu waxay ku tartamayeen fuulista leexada.
- 2
Dabayl dhacda oo cirka u kacda.
- Leexadii galabtay waxay dumisay teendhooyin dhowr ah.
- 3
Jid lagu socday ka weecasho.
- Markaad gaarto isgoyska, midig u leexo.
ISKU MICNEWiifow