Nin
Loading…
Magac
- 1
Qof lab oo qaangaar ah oo bini'aadamka ka mid ah
- Waxaa albaabka taagan nin weyn oo la kulmi raba maamulaha.
- 2
Qof lab ah oo wanaag iyo karti dheeraad ah leh.
- Cali waa nin karti leh oo hawl kasta oo loo dhiibo ka soo baxa.
- 3
Labada qof ee isqaba midka lab; Say
- Faadumo iyo ninkeedii waxay u safreen dalka dibaddiisa.