Qalin
Loading…
Magac
- 1
Qalab wax lagu qoro oo ka samaysan bir ama caag, dhexdiisana ay ku jirto khad.
- Qalinkii ayaan guriga ku soo illaaway.
- Wuxuu ku qoray warqadda qalin buluug ah.
- 2
Nooc birta kamid ah oo aad u dhalaalaysa oo qurxinta loo isticmaalo.
- Guntigii uu xidhnaa waxaa lagu sharraxay qalin.