Shaqo
Loading…
Magac
- 1
Hawl u baahan dadaal iyo firfircooni.
- Maanta shaqo badan ayaa i hortaalla.
- 2
Waa hawl maalmeed uu qofku qabto si uu dakhli (lacag) u helo ama u fuliyo waajibaad saaran.
- Cali wuxuu helay shaqo cusub.
Magac
Hawl u baahan dadaal iyo firfircooni.
Waa hawl maalmeed uu qofku qabto si uu dakhli (lacag) u helo ama u fuliyo waajibaad saaran.