Tanaad
Loading…
Magac
- 1
Xaalad barwaaqo, hodantimo iyo ladnaan ah oo uu qof, koox ama dalka oo dhan gaadho.
- Tanaadku wuxuu ku yimaadaa hawlqabad iyo nabaddagalyo buuxda.
- Reerkaasi tanaad iyo farxad ayay ku nool yihiin oo wax dhib ah ma qabaan.
- Tashiishaa tanaado.