Xashiish
Loading…
Magac
- 1
Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.
- Ciidanka booliska ayaa gacanta ku soo dhigay nin iibinayey maandooriyaha xashiishka.
- 2
Walax ama shay aan loo baahnayn oo la tuuro, una baahan in laga nadiifiyo deegaanka; Qashin.
- Bacaha, waraaqaha, haraaga cuntada iyo dhalooyinka la tuuro waa xashiish (qashin).
ISKU MICNEQashin